Saturday February 25, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa uu joogaa Xajka. Waxaa uuna u jooga Cimro.Madaxweynaa ayaa inta uusan Cimreysan la kulmay Boqorka Sucuudiga oo si wanaagsan oo aan horey loo arag u soo dhaweeyey Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa markii uu kulankii dhammaystey aaday Cimro. Waxaana uuna bilaabay Cimreysi, isaga oo waddabka Soomaaliya u soo duceynaya.

Ummadda Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey safarka Sucuudiga iyo Cimradiisa, waxaana la rajaynaya in ay wax wanaagsan ka soo baxaan.

Xafiiska Warq-abadka ee Mustaqiim
Mustaqiimcom@hotmail.com

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan