Sunday February 13, 2011 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
 
COMMENTS (15)
Salat says:
Saturday, May 14, 2011 at 20:54:07

Asc waraxmatullahi wbkathi ya shiekh abdulqaadir baajuuriya afarta qiblo sharteyda alaha kaa badbaadiyo kheyrkeydana allaha kusiiyo anaqana kuwa wax kaa bartay oo ku canal falay allaha naqa dhiqo qofkii adiqa wax kaa sheyqo beyn iyo kaddaa,in buy sheyqay qofka sawabtoo ah adiqu kutub ayaad wax ka aqrisaa mooyey iskama hadashit aduqu cimriqaaqa allaha dheyreeyo qabriqa allaha kuu nuuriyo
Laal says:
Tuesday, May 03, 2011 at 06:45:15

Sheekh waxaan u jecel nahay Alle dartiis. Sheekh qeybka noogu soo ducee. Annagana waan kuu soo duceyneynaa. Tusbixuun calaa kheyr, wa ila liqaa.
SAIDA XALANE says:
Saturday, April 23, 2011 at 21:51:18

asalamu caykum sheeka Cabdulqaadir Baajuuri he is the best sheekh and i will became one of hi student soon
Abdikhafaar Abdulmajid says:
Saturday, April 16, 2011 at 22:33:50

Aamin aamin aamin
Yaasiin says:
Friday, March 25, 2011 at 21:55:01

asc salaanta muslinka isku salaamu aad sheekayga sharfta leh kusalaamaa salaan kadib waxaan ilaah kaaga baryaa cimri dheer sheeqayga waxaan dhegaystaa kitaabadaada si kifaayatul akhyaar iyo kuwo badan oo nedka kujira oo ah kitaabada axkaamta ah waxaan ku noolahay dalka holland waxaan leeyahay cimrigaaga ilaah hanoo dheereeyo caafimaad kuwaar ilaahna janada firdowsa aclaa ilaah hakuugu bishaareeyo cadawgaagana ilaah ha qabto aamin aamin aamin
« Prev   Page 1
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan