

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
gedonet.com/
gedoweb
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
qaybtii 5/aad taariikhda wahaabiyada soo laabashadii maxamad cabdiwahaab q/2aad
waxaan kuxusnay Qaytii 4-aad in maxamad cabdi wahaab hadba meel laga ceyrinayay ugu dan beentiina uu aabihii uyimid aabihiisna uu asaguna ku khilaafay fikirka xun uu watay taasi waxay keentay in maxamad acabdi wahaab uu faafin waayo fikirkii uu usoo dhiibay jaajuus hamfari intii uu noolaa abihiis. aabihiis iyo walaalkiis labaduba waxay dhihijireen"midkaan –waa maxamad cabdi wahaabe –waxaa kasoo socda baadi dadkana wuu dhumin doonaa"waa la arkay wixii ay kadigi jireen culimadaas .
waxaa igu soo dhacday markii aan akhriyay sida ay culimadu ugadigi jireen maxamad cabdi wahaab waxaan xasuustaa culimadeena soomaaliya oo kadiga wahabiyada amase khawaarita in badan ,dadka khaarkoodina ay dhahaan maxaa lagaraabaa. wixii culimadu ay kadigi jireen soo lama arag? Yaa manta way diiyo dadkii laga kari la aa ka hara waa kuwaas manta ini leh naraaca amase gaalo ayaatihiin waxaan mahad gaara ucelinayaa sheikeena sk.c/risaaq yuusuf aadan oo ka qaatay kaalin wayn difaaca diinta.
maxamad cabdi wahaab aabihiis wuu dhintay isagoo u careysan waxaad ogatahay akhristoow qof waalidkii u caroodo jano ma arko xataa carafteeda iskabadaay in uu galee
markii uu dhintay sheikh c/wahaab waa aabihii maxamad cabdi wahabe waxay go aan sadeen dadkii daganaa xureymila waa meeshii u aabihii ku dhintay in aay dilaan wuuka cararay maxamad cabdiwaah wuxuuna ucararay mandiqada cuyeynah halkaas waxaa amiir ka ahaay nin layiraadocuthmaan bin macmar wuxuu ubandhigay fikirkii uu hadba meel ula cararayay ee ahaa gaaley siinta islaamka wuuka aqbalay cuthmaan bin macmar waxayna ku heshiiyeen in midba midkakale uu ugargaaro wuxuu kacod saday maxamad cabdi wahaab in loo madax baneeyo in uu fidiyo waxa uu ugu yeeray dacwada balse baadidi ah.
madaa imin isbahaysigii udhaxeeyay labadaas mujrim maxaa yelay waxaa lagu amray cuthmaan bin macma in uu dilo maxamad cabdi wahaab amarkaasina waxaa bixiyay amiirkii xakumay g/lada kala ah ixsaa iyo qadiif (sulaymaan alxumaydi)wuxuu yiri mustash riqii waynaa ee hugaa min jiray ciidanka wahabiyada joon filibi oo ay ubixiyeen wahaabiyadu cabdullaahi al fiilibiyi!!!
Kitaabkiisa taariikhu najdi bogga 38-aad"wuxuu go aan saday cuthmaan bin macmar in uu dilo maxamad cabdi wahaab balse waa kafakaday"
Cararkii wuxuu kutagay mandiqada layiraadu darciyah sanadkii 1160h waxana xakumay halkaas maxamad bin sacuudi waa odagii ay kafar cameen ree aal sucuudi halkaasi waxaa kadhacay hishiiskii u horeeyay ee dhaxmaro ree aal sucuudi iyo ree al sheikh waa sida ay isku magacaabeen ayaku ,hishiis kaasi wuxuu dhigayay in wixii diini ah looga danbeyo maxamad cabdi wahaab wixii siyaasad ahna looga dan beeyo maxamd bin sacuudi ,maxamad cabdi wahaab wuxuu ku qanciyay maxamad bin sacuudi qoda badaan:-
1-qofkii ladagaalamo ree ala sucuudi amase la colay tamo in uu gaal yahay uuna lamid yahay qof ilaah iyo rasuulkiisa lacolay tamay
2-qofkii dila qof laculay tamay ree ala sucuudi in uu janada galayo mid ka dilana uu naarta galayo bal been abuur kaasi fiiri!!!!ninkaan ay wada hishii yeen yuu ahaa xagee kasoo jeedaa?
Sucoodi carabiya asal ahaan carab mayihiin oo maka soo jeedaan qabiilka loo yaqaan canzah bin awaa il sida ay sheegtaan mise waa yahuud asalkoodu?????????? Si ay ukala cadaato runta iyo beenta waxaad akhrisataa kitaab kan uu alifay sheikh muxamad sakhar oo layiraado (?? ???? ?? ??? ????)
Oo mac naheedu yahay ree aala sacuudi xagee kasoo jedaan yeesa galaan qabiil ahaan wuxu kuyiri kitaabkaasi sheikh muxamad sakhar
boggiisa 1-aad iyo2-aad sanadkii 851h waxaa usafray ciraaq niman kamida qabiilka canzah oo ka sii ah ree masaaliikh waxaana madax ka ahaay safareyda nin lagu magacabijiray saxmiyi bin hadluul waxay sii mareen basra waxa halkasi ugu tageen ganacsade yahuudi ah oo lagu magacaabo mardakhaay bin ibraahim bin muushiyi wuxuu waydiiyay yahuudigii yaa tihiin? waxay ushee geen qabiil koodii markii uu hadal kaasi maqlay ayuu hal hal ushumiyay safareedii kuna yiri qabiil kaas ayaan kasoo jeedaa balse halkaan waxan u imid ganacsi. aad ayuu usoo dhaweeyay ,safareydiina asagoon wax la cag ah ka qaadan ayuu sii yay wixii ay ubaah naa yeen wuxuu kacodsaday in u raaco markii ay laabanayaan way aqbaleen yahuudigii waa mardakhaay bin ibraahim bin muushiyi wuu soo raa cay ilaa uu ka so gaaro najdi halkaasi wuxuu ku samestay ta geera yaal balse isla markii ba waxaa fah may culimadii joogtay uu ka mi ahaaa sheikhii waynaa sheikh saalix bin sulaymaan bin cabdullaahi al tamiimiyi waxa qasab ku noqotay yahuudigi In uu cararo wuxuu dhax wareegi jiray inta udhaxayso yaman ,xijaaz iyo najdi magaciisii ahaa mardakhaay wuxuu ubadalay mar khan si aan loo garan ugu dan been wuxu aaday beel udhaw qadiif waa darciyah wuxuu xariir lasameeyay dadkii ree badiya ahaa laakin waxaa ogaaday markale qabaa ilo badan sida cajmaan,banii haajar iyo banii khaalid qabiiladaasi waxay ku samee yeen yahuudigii magaaladii uu joogay waa darciyee way burburiyeen yahuudigiia wuu ka cararay wuxuuna ucararay magaa looyinka mulaybiid iyo qusaynah oo udhaw caarid oo hada loo yaqaan riyaad wuxuu kadalbaday ninkii xakumay dhulkaas in u magan galyo siiyo balse yahuudigii muda gaaban kadib wuu dilay ninkii sii yay magan galyada wuxuu kumagacaabay yahuudigii magaaloo yinkii mulaybiid iyo qusaynah darciyah ,wuxuu guur saday yahuu digii gabdho badan waxayna udhaleen wiilal badan wuxuuna ubaxshay magayo carbeed wiilkiisii ugu waynaa oo la oranjiray maakran wuxuu ubadalay maga ciisii almuqaran wiilkaasina wuxuu dhalay wiil waxaana loo bixiyay maxamad,maxamadna wuxuu dhalay wiil waxaana loo bixiyay sacudi waana magaca hada loo yaqaan sacuudi arabi
lasoco qaybta 6-aad
W/D/culimo kutakhasustay kooxaha kuqarabta magaca diinta
e-mail mascuud66@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|