Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A ahlusunna

albaabuldiin

nasrudiin

nuuruliimaan

shaaficiyah

shariica

warsheekh

Allpuntland

aminarts

bbcs omali

C

calanka

D

dayniile

G

galgaduudpost

gedonet.com/

gedoweb

gargaarka

H

hiiraan

hornafrik

j

jowhar

m

mustaqiim

N

nuuruliimaan

S

shariica

shaaficiyah

W

warsheekh

waagacusub

wadanka
Qurans


Qaybtii 3aad taariikhda wahaabiyada jawaab celintii dowladii ingiriis?


Qurans Waxaan ku xusnay Qaybtii 2aad in uu yiri hamfari marki aan hubsaday in uu maxamad cabdi wahaab gacanta iigu jiro waxaan ugudbiyay dowladii ingiriiska waxaana ku iri waan helnay wixii aan dooneenay oo ahaa baa bi inta muslimiinta Riix Halkaan Qaybtii 2aad
 
Hadaba waxay noqotay jawaab celintii dowladii ingiriiska sida tan:- Sida ku cad Go’aanka No 27/1 (Golaha Wasiirrada), oo ku wajahan farriinta Wasaaradda Arrimaha dibadda, ee ku suntan No ms-63549, waxay dawladda Ingiriisku go'aansatay: ‘In Goobaha barakaysan, ee diimaha oo dhan, kuna yaalla Bariga Dhexe, ay waajib tahay, inay ahaadaan meel laga maamulo baarlamaanka Ingiriiska.!!
 
waxay go’aamiyeen sida ugu fudud oo arin kaas loo gaari karo in aytahay in la raaco khidada uu soo gubiyay jaajus hamfari oo ah in ay xaramaynka Maka iyo Madiina u dhiibtaan koox ay ku kalsoonyihiin waa kooxda wa haabiyada ah ilee waxaa soo dad riibiyay ama tababaray jaa juus koodii hamfari kal soonidii uu kala kulmayna wuu suu gudbiyay dowladii ingiriiskana way ku qanacday arinkaas
 
Isagoo ka anba qaadaya Ra’iisul wasaarihii ingiriisku Churchil wuxuu yiri: Goobaha barakaysan ee ay Muxammadiyiintu (muslimiintu), leeyihiin ee Maka iyo Madiina, waxaa waajib ah, inay si dadban ugu jiraan gacanta ingiriiska, si aan isaga ilaalinno, dagaalka iyo carada nooga imaan karta muslimiinta, haddii aan si toos ah u qabsanno.
 
riyadii Ra’iisul wasaarihii ingiriiskaChurchil waa usuurta gashay maxaa yeelay waxaay udhiib teen xaramaynka Maka iyo Madiina koox ay ku kalsoonyihiin waa wahaabiyad hada haysato xaramaynka oo ilaa iyo hadda ku shaqaysa danaha yahuudda iyo reer galbeedka .taariikhda lagu mahaayo sacuudi carabi oo gala ladagaa shay bal waxaa looga duu laa wadankooda muslimiinta waxaa loga duulay wadanka ciraq iyo kuwa kale ..aqristoow maxaa udhaxeeyo wahaabiyada reer aal sucuudi oo ku shaqeeya mabaa di da reer gal beedka iyo kuwa wadankeena manta qasayo?jawaabto waa waxabana maxaa yeelay kuwaas waxay ushaqeeyaan yahuud kuwaan wadankeena qasayana waxay ushaeeyaan yahuuda tu saale marki uu dib ugu soo laabtay wadanka dabadhilifka erateriya waa xasan daahir aweys wuxuu yiri " allaha qayr hasiiyo erateriya waxay nagu taa geertayin wadanka aan ku dhaqno shareecada islaamka!!! .
 
waxay isku dayeen wahaabiyadu in ay qariyaan taa riikhdooda maxaayeelay waa taa riikh madoow! soomaaliduna waxay tiraahdaa qorrax arooryaad sacab la saaraa ma qariyo oo haddii si kasta taa riikhda loo khariyo wax taariikhdu ku dhex xusan lagama been sheegi karo laman qarin karo,waxaase run ah oo jirta in aan indhihii jirrani qorrax barqadii joogta arki karin oo ka indho la'ayihiin qof ay wahaabiyo googoysayna uusa xaq arki karin si kastoo loogu sheegoba, sikastaba ha ahaatee caqliga wahaabiyada maanta joogata iyo tii la joogatay asaasihii wahaabiyada maxamad cabdi wahaab caalamka ku nool oo dhan, waa isku mid
 
Markii aanaqriyay taa riikhda wahaabiyada oo haddana aan arkay wahaabiyada maanta waliba midda soomaalida waxaa igu soo dhacday qiso aan maqlay oo ah nin ayaa dameerihiisii waxaa ka laayay wiilal yaryar markaa ayuu aabohood uga dacwooday markaa ayaa odagii loo dacwooday wuxuu yiri maandhooyoow ii soo celiya dameraha anna aan uleeyee kolkaa ayaa ninkii dameeraha lahaa wuxuu yiri wallee ilmahaan arkay aabohood waad tahay hadda waxaan oran karaa wallee ninkay taariikhdu ka warrantay ardadiisii waan haynaa maanta,,!!!
 
Waxay dowladii ingiriiska u soo jeediday maxamad cabdi wahaab in uu dib ugu laabto dhulkii la oranjiray ardul xijaaz wixii uu ubaa han yahana la siin doono oo ah maal iyo hub uuku laayo muslimiinta waxaana loo dhiibay qoraal ay ku qornaayeen sida uu usha qayn iyo cida uu amrka ka qaadan. halkaas waxaa kacad in uusan umadax banaa nee maxamad cabdi wahaab iyo kuwa raacay man hajkiisa waxa ay sameenayaan maxaa yee lay dhamaantood waa daba dhilifyo daba dhilifna ma aha qof xora hadalka uu ku hadlo ama ficilka uu sameeyo waa loo yeeri yaa lasoco soo laaba shadii maxamad cabdi wahaab iyo wixii uu sameeyay
 



W/D/ CULIMO TAKHASUS SARE IYO KHIBRAD HOOSE ULEH KOOXAHA magacadiinta ku qaraabta
 

mascuud66@hotmail.com
 
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe