

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
gedonet.com/
gedoweb
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
kafaa iidayso waa qaybtiilabaad ee taariikhda wahaabiyada
BAADIDII UU HELAY HAMFARI
Waxaan kuxusnay qaybtii 1waad in uu yiri gaalkii waynaa ee jaajuuska ahaa ee la oranjiray hamfari waxaan ka dhax helay baadidaydii maxamad cabdi wahaab aan kuxusuusiyo aqristoow waxaan horay usheegnay in ay aheed shaqada hamfari iskudirka iyo iskhilaafsiinta muslimiinta taasina umasuurta galin hamfari mudadii uu shaqaynayay ilaa uu kahelo qof muuqaal muslim leh dadkana dhahaya islaamka halaqaato balse beenloow ah waasida maxamad cabdi wahaab iyo kuwa raacsan wadadiisa sid:- al-iltixaad,shabaab,salafiyo iyo takfiir.
Aan gudagalno baadidii uu helay hamfari wuxuu yiri markii maxamad cabdi wahaab iyo sheikhii (aljawaad al-qumiyi)aay doodaasi dhaxmartay waa doodii aan kusheegnay qaybta koowaade markii uu baxay maxamad cabdi wahaab ayaan dabagalay oo aan horay uraacay waxaana ku iri shikhoow waxad tahay caalim wayn ee kawaran madaahibta afarta ah ee dadka muslimiinta ay kalahaystaan? , Wuxuu iigu jawaabay waa arin quraafaad ah manabanana in la raaco fikirdad anaana ka fahan badan kana cilmibadan hadalkaas wuxuu kuqoranyahay kitaabka lagumagacaabo (Ictiraafaat jaajuus hamfari) boga18daad wuxuu kale uuku yiri isla kitaabkaas kitaabka bukhaari kalabar waa baadil wuxuu yiri hamfari su'allo badan ayaan waydiiyay dhamaantoodna waxuu uga jawaabay si kaduwan sida ay qabaan culimada islaamka!!!!! Wixii intaa kadan beeyay waan la saaxiibay maxamad cabdi wahaab waxaana ku iri waxaad tahay mujtahid !!!
madax banana hadii uu joogi lahaa nabi muxamad c.s.w adiga ayuu ku dooranlahaa aqoon taada darted waxaana rajayna yaa in aad noqoto caalimka kali ah ee islaamka faa findoona hadalkaas aad ayuu uladhacay maxamad cabdi wahaab
hamfari wuxuu yiri " waan sii waday baaristii aan ku haayay ilaan aan ku iri maalin maal maha kamida kawaran hadii aan ani iyo adiga aan sameesano gabdho aan ku raa xaysano maxaa yeelay raaxadu ( mutca???? ) waa banana tahay waxaan usoo qaatay axaadiith iyo aayado aan been abuuray waxaana kimid ahaay aayad qur aan ah":
aayad micnaheeda awkudaba gadiyay oo ahayd (waxaad kuraaxaysataan oo kamida ah dumarka siiya ujuradooda) !!!!! madaxa ayuu ii ruxay taasina waxay igali say farxad aad iyo aad uwayn wuxuu yiri hamfari " markiiba waan baxay ooma daahin waxaan utagay gabdho masiixi ah waxaan fahan sii yay fakir kayga waana ila qaateen magacii ayaan kabadalay waxaana ubax shay safiyah waan ukeenay wuxuu igu yiri arin taani hanoqoto mid qar soodi ah waan ka aqbaly "sidaas ayuu gabadhii u haystay maxamad cabdi wahaab maalinkale waxaan ku iri " maxamad cabdi wahaab khamradu waybanaan tahay" : cumar bini khadaab ayaa cabay nabigana uma ciqaabin , ciqaab la'aantaas waxa ay tusinee in ay tahay khamrada mid xalaal ah[1] taasina maxamad cabdi wahaab uu aqbalay markale! inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun !!!
Jaajuus hamfari wuxuu yiri " wxii intaa kadan beeyay waxaan kaqaaday maxamad cabi wahaab iimaankii islaamka taasina waxaa iisuurta galisay malin ayan ku iri waxaa riyo ku arkay nabi muxamad c.s.w dad farabadan ayaa ag fadhiyay hal khof kama aqoosan adiga mooyee markii aad nabiga c.s.w aad udhawaatay wuu kuu istaa gay wuuna kushumiyay wuxuuna kuyiri adaa ibadalay oo diin tii ku dhagan markaas baad tiri waxaan kabaqaa in aan diinta faa fi waayo wuxuu kuugu jawaabay habaqin adaa sareen doonee "!!!!!!!!!!!!!bal been abuurka gaalka fiiri iyo wahaabigaan raacay
Hamfari wuxuu yiri "intaa markii aan ku iri wuu qayli yay maxamad cabdi wahaab waana farxay wuxuua igu yiri marunbaa hadalkaasi???????????!!waa run baan ku iri wixii intaa kadan beeyay wuxuu noqday maxamad cabdi wahaab shilin gacantayda ku jiro oo hadba aan dhinac urogo!!!!!!!!!!!!!!!!!
Markii aan hubsaday in aan hanta maxamad cabdiwahaab waxaan ugudbiyay dowladii ingiriiska waxaana ku iri waan helnay wixii aan dooneynay inbadan wuxuu yiri hamfari doowladii ingiriiska waxay igu amartay sida tan:-
Lasoco asbuucakale.
W/D/ CULIMO TAKHASUS SARE IYO KHIBRAD HOOSE ULEH KOOXAHA magacadiinta ku qaraabta
mascuud66@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|