Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta AlShabaab oo lagu dilay isgoyska Sanca ee Magalada Muqdisho.


08 03 2010
Horjooge sare oo ka tirsan Khawaarijta Shabaab ayaa lagu dilay isgoyyska Sanca ee magaalada Muqdsiho,halka iska hor imaad kale oo dhexmaray Shabaab iyo Xisbul Shaydaan ay ku geeriyootay Haweeneey rayid ah.
 
Arinta la xariirta geerida ku timid horjoogaha ka tirsan Khawaarijta Shababaab oo lagu magacaabi jiray Gaagaale ayaa timid kadib markii Khawaarijta Shabaab ay ka dhaadhiciyeen labo maleeshiyo oo ka mid ah Xisbul Shaydaan oo horjooge u ahaa nin lagu magacaabo Dinix oo ku sugnaa isgooska Aadan Cadde in ay ku biiraan Shabaab, waxaana Khawaarijta Shabaab ay geeyeen ragaasi degmada kaaraan ,hayeeshee waxa ay maleeshiyadasi isku dayeen markale in ay ka dhaadhiciyaan Khawaarijta kale oo Xisbul Shaydaan ka mid ah in ay iyaga raacaan, kadibna waxaa lagu balamay isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdsho.
 
Xaaladda ayaa xumaatay kadib markii ninka ka tirsanaa kooxda Xisbul Shaydaan ee ku balansanaa in uu ku biro kooxda Shabaab, uu tacshiirad ku furay kooxdii Shabaab ee ku sugnaa Isgoyska Sanca,halkaana uu ku geeriyooday ninkan lagu magacaabo Gaagaale oo ahaa horjooge ku xigeenka Gobolka Banaadir,waxaana laga qaatay gaarihii uu watay oo noociisu ahaa TOYOTA Hilux SURF.
 
Dhanka kale israsaasayn maanta ku dhexmaray labada Khawaarijta ee xisbiga iyo Shabaab isgooyska Bar ubax ayaa waxa ku geeriyootay haweeney halkaasi Shaah ku iibineysay,Arintaan ayaa la rumeeysanyahay in ay la xariirto falkii uu ku geeriyooday horjoogihii Shabaab ee Gaagaale .
 
Xurgufta u dhexaysa kooxaha shabab iyo xisbiga ayaa qayb ka ah falal u gaarsi ah oo maalmihii la soo dhaafay u dhaxeeyay kooxahaasi ,taas oo muujineeysa sida ay ugu fashilmeen is xulufeeysigii dhinaca dagaalka ahaa oo ka dhaxeeyay labadaasi kooxood,oo dhibaatooyin farabadan ku haya shacabka Soomaaliyeed.
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe