Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Ixtifaalka nabiga NNKH ayaalagu qabtay magalada zürich ee dalka swiisarland .


08 03 2010
Munaasabad balaaran oo ay kaqeybgaleen jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka swisarland ayaa waxa lagu waynaynayey dhalshada nabigeenna muxammed NNKH .
 
Waxaa sida caadada ahba lagu furay qur'aanka kariimka oo uu halkaasi ka aqriyay ustaad jeylaani macalim nuur ,ayadoo nabi amaankuna uu ku xigay.
 
munasabada mowliidka waxaa xiriirinayey Ugaas Abuukar Ugaas iyo shiikh mustaf.
 
Markaliya ayaa madashii munasabada lagu qabtay waxaa soo gaaray mashaaikhda loogu talagalay in ay ka khudbeeyaan oo wacdiyada ka jeediyaan iyo siirada nabiga SCW .waxaana kamid ahaa:
 
Shiikh abuukar nuur tooxow oo ka hadlay Siirada nabiga NNKH Shiikh Hilaal Macalim Nuur waxa uu ka hadlay fadliga ku jira in la weyneeyo bishaan rabiicul awwal . Shiikh Axmed Duuri waxa uu ka hadlay Jaceelka nabiga SCW iyo faaiidooyinka ku jira . Shiikh Nuur macalim Carabay Ayaa isagana ku dheeraaday Adilada ku soo aroorta in la qabto mowliidka nabiga NNKH .
 
Waxaa ayagana qasiidooyin nabi amaana halkaasi ka aqriyay ardayda macalim nuur , ugu danbayntii waxaa duco ka aqriyay kuna khatimay Macallim maxamed Siidoow .
 
Ixtifaalkaasi ka dhacay dalka swisarland waxaa si wayn u soo qabanqaabiyay oo gacan libaaxleh ku lahaa , Maxamed cali aaji , xasan maxamed cumar iyo masuuliyiin kale .
 

W/Q :Shiikh nuur macalim Carabey iyo Wariye Axmed Khadar
 
Email: axmedmbc@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe