Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Ururka Khawaarijta Al-shabaab oo Iskuullada Kismaayo ka mamnuucay Maaddooyinka qaar kuna amrey in ay maaddooyin ka hadlaya Taariikhda Al-shabaab ku baddalaan


08 03 2010
Ururka Khawaarijta Al-shabaab ayaa waayadan oo dhan wadey Olole ay wax uga baddalayeen Manaahijta Iskuullada Magaalada Kismaayo, iyagoo Iskuullada ku Amrey in ay maaddooyinka ay dhigaan ay qaar baddalaan kuna baddalaan maaddooyin kale oo ay u gudbiyeen Maamule-yaasha Iskuullada Magaalada Kismaayo.
 
Khawaarijta Al-shabaab ee Maamusha Magaalada Kismaayo ayaa ku amrey Macallimiinta iyo Maamule-yaasha Iskuullada Magaalada Kismaayo in ay baddalaan maaddooyinka ay ka mid yihiin Luqadda Afka Ingiriiska, Taariikhda Soomaaliya iyo Af-Soomaaliga.
 
Waxayna sidoo kale ku amreen in ay ku baddalaan Maaddooyinkaas maaddoo ka hadlaysa Taariikhda Al-shabaab iyo dhammaan dagaalladdii ay galeen. Waxay kaloo ku amreen in ay Maamule-yaashu ku daraan Manhajka Iskuullada Maaddo ka hadlaysa Jihaadka, oo weliba uu dhigayo qof ay u soo magacaabeen, oo aan loo oggaleyn in uu dhigo qof kale oo aan Al-shabaab ahayn.
 
Waxay kaloo Iskuulaadka ku amreen in ay carruurta baraan sida loo dagaalo, looguna baddalo halkii ay Banooniga ka ciyaari lahaayeen. Waxaana tabba-baradaas bixinaya Saraakiil ka socda Ururka Khawaaarijta Al-shabaab.
 
Arrintaan ayaa fajiciso ku noqotay Dhammaan Maamule-yaasha iskuullada Magaalada Kismaayo, waxaana Af-kala taag ku noqotay in Taariikhda Soomaaliyeed lagu baddalo Taariikhda Al-shabaab, waxaa sidoo kale dhibaato ku noqotay in Maamul Iskuullada soo fara-gashadaan, iyagoo macallimiin iyagu keensada iskuullada aan aqoonba lahayn, oo kaliya ka hadla labo aayadood oo jihaadka ka hadlaysa, oo xittaa aysan aqoon macnahooda dhabta ah.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Kismaayo, Jubbada Hoose,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe