

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Xaflad si heer saraa loo soo agaasimay
oo lagu maamuusayay Dhalashadii
Xabiibkeena Mohamed CSW Ayaa ka
dhacday Magaalada Colorado,
ee wadanka Maraykanka.
08 03 2010
From:- Bahada Ahlu Suna Waljameeca ee Colorado Greeley
Waxaaan salaam u jeedineynaa
Dhamaan Umada Muslimiinta ah waxaan kale oo
salaameynaa dhamaan cula maa’udiinka
Ahlusuna wajamaaca meel kasto ay
joogaan intaa kadib maanta oo ay
bishu tahay 07/03/2010 oo ah maalin
axad ah waxaan ixtifaalka moowliida
rasuulka ku dhignay Gobalka Colorado
Gaar ahaan Greeley oo ay ka soo qeyb
galeyn dhamaan shacabka ku nool ee
somalida oo ka kala yimid magaalooyin
kala duwan Denver iyo Fort Morgan
xuskaas oo u dhacay sidii loo soo
agaasimay waxaana halkaas wacdi
ka soo jeediyay culumaa udiin
farabadan oo ay ka mid yihiin
Sheekh maxamed Goomey
Sheekh Imaan Cabdulle
Sheekh Cabdinuur Dheere
Sheekh Cabdullahi qudubi
Ugaas Ibraahim Ugaas Bucul
Macallin Xasan Farax (macallin Juu)
Dhamaan culumadaas ayaa waxey ka
soo jeediyeen qasiidooyin iyo
cashiro ku saabsan siirada nabiga iyo ixtifaalka ,
Waxaa kale oo ka soo qeyb galay
dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed
ee ku nool Gobalka Colorado
Fiiro Gaar ah
Waxaan idin soo raacinay Xalfadii
iyo Sawiradeeda iyo sida ay u dhacday waadna mahadsan tihiin
Ahlulaah ilmi
mahad-abdulle@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|