Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Dawladda Canada oo Al-shabaab ku dartey Liiska Argagixisada


08 03 2010
Dawladda Canada ayaa Ururka Khawaarijta Al-shabaab ku dartay Liiska Argagixisada Caalamiga ah ka dib markii ay dawladdu sheegtey in ay heshey xog tilmaamaysa in uu Ururkaas ku tababarey waddanka Canada gusihiisa Dhallin-yaro ka dhaadhiciyeen in ay is-qarxiyaan.
 
Wasiirka arrimahada Gudaha ee Waddanka Canada Vic Toews ayaa sheegey in ay dawladda Canada go’aansatay maanta in ay liiska argigixisada ku darto Ururka Al-shabab, oo khatar ku ah amniga dunida guud ahaan iyo kan Soomaaliya gaar ahaan.
 
Mamnuucidda ururkaan ayaa ah in aan loo oggalaan qof lagu tuhmo Al-shabaab in uu soo galo waddanka Canada, in aan loo aruurin Karin wax lacag ah iyo in wax taageero muraal iyo mid siyaasadeed aysan u fidin Karin dad deggan Waddank Canada Ururka Al-shabaab.
 
Ma ahan markii ugu horreysay ee Ururka Al-shabaab ay u aqoonsadaan Waddamada reer-galbeedku Argagixiso caalami ah, hore ayaa waxaa ugu aqoonsaday waddanka Mareykanka, iyadoo Asbuucii la soo dhaafey uu waddanka Ingiriisku u aqoonsaday Argagixiso Caalami ah Ururka Khawaarijta Al-shabaab.
 
Arrintaan ayaa wax weyn ka qaadanaysa sii jiritaanka Ururka Al-shabaab, maaddaama waddamada Reer-galbeedku u aqoonsadeen Urur Mamnuuc ah, sababta oo ah waxay ka heli jireen Soomaalida qaarka ay isku fikirka yihiin dhaqaale aad iyo aad u farabadan, taasoo yasan heli doonin hadda wixii ka dambeeya.
 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Canada,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe