

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
MUNAASABAD AAD LOO SOO AGAASIMAY
LOOGUNA DABAALDAGAYEY DHALSHADA
NABIGEENNA SCW AYAA WAXA AY KA
DHACDAY WADANKA HOLLAND GAAR
AHAAN MAGAALADA DEN HAAG :
08 03 2010
Ixtifaalada lagu waynaayo bishan
barakaysan ee rabiicul awwal
oo ah bishii uu dhashay nabigeenna
muxammed SCW ayaa waxa ay si
talantaali ah uga soconayaan
magaalooyinka , tuulooyinka
dhamaad wadamada reer yurub ,
kuwii ugu danbeeyey ayaa waxa
ay ka dhaceen dalka holland
gaar ahaan magaalada DEN HAAG .
Kulan diimeedkan oo si heersare
ah loo soo qabanqaabiyey ayaa
waxaa ka soo qeybgalay dadweyne
aad u tiro badan kuwaas oo aad
ugu riyaaqayey siirada , mucjisaadka
iyo waliba taariikhdii nabigenna muxammed NNKH .
Munaasabdda ayaa si habsami loo
furay ayadoo ay culumadu ay halkaasi
ka aqriyeen taariikhda dheer ee ka
hadlaysa nabiga SCW ee ku qoran
kutubka mowliidka taaso loo yaqaan
CADIRTA . intaa kadib waxaa markaliya
furmay khudbadii diiniga ahaa ee loogu talagalay .
Shiikh Muuse nuur shiikh muuse
(shiikh muuse cadde) oo ka tirsan
culumaaudiinka soomaaliyeed ee
aadka looga yaqaan dalka iyo
dibadaba ayaa waxa uu dadweynihii
ka soo qeybgalay mowliidka uga
sheekeeyey mucjisaadkii nabiga
SCW , khayrka ku jiraa in la
dhigo mowliidka nabiga SCW .
Shiikh muuse cadde oo dadweynihii
halkaasi ka qeybgalay ay aad ugu
riyaaqeen khudbadiisa ayaa
gabagabadii waxa uu uga duceeyey
dhamaan umadda soomaaliyeed in
uu ilahay dhibka ka kor qaado
nabad iyo barwaaqana ugu badalo .
waxaa kaloo ka qeybgalay culumada
kala ah shiikh Maxamed IIKAR ,
shiikh siciid , shiikh bashiir iyo culumo kale .
Munaasabada mowliidka nabiga SCW
ee ka dhacay magaalada DEN HAAG
ee dalka holland ayaa waxaa soo
qabanwaabiyay jaaliyadda soomaaliyeed
ee dalkaasi waxan akmid ahaa :
Mr : Axmed xaaji cali
Mr Mohamed muuse
Prof : Abdi xakiim cabdi ismaciil
M r: Mahdi maxamed shiikh
M r: cabdi wali axmed diiriye
Mr :cabdikariim axmed jaamac KATAANGE
Dr : Cali khaliif faarax iyo masuuliyiin kale .
Ugu danbaytii , waxaa munaasabdaasi
lagu waynaynayey loogana sheekeynayey
dhalshadii nabiga SCW ee DEN HAAG ka
dhacday ay si heersara ah lagu khatimay ,
kuandhamaatay sidii loogu talagalay .
W/Q: Wariye Axmed khadar
Email:axmedmbc@hotmail.com
Shiikh muuse cadde oo ducaynaya
Culumadii ka qeybgashay mowliidka DEN HAAG EE HOLLAND
Bulshadii magalad DEN HAAG oo ka qeybgalaya mowliidka.JPG
SHIIKH MUUSE CADE 1
dadweynihi mowliidka ka qeybgalay DEN HAAG
culumada oo digrinaya
QAAR KAMID AH QABANQAABIYAYAASHII MOWLIIDKA EE DALKA HOLLAND

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|