Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Banaan bax ka dhan ah Khawaarijta ow hor muudka ka yahay Xasan Daahir Uways oo Muqdisho ka Dhacay, kadib markii ay kufsadeen Haweenay 8 caruura leh. Ceebadanaa, Ilaahow hana ceebayn


07 03 2010
Bannaan bax xooggan oo looga soo hor jeedo Khawaarijta Xisbul-Shaydaan ayaa Shalay ka dhacay agagaarka Isgoyska xarar yaale ee degmada war dhiigleey ee gobolka Banaadir.
 
Bannaan baxaan ayaa ka dambeeyay ka dib markii Khawaarijta Xisbul-Shaydaan ay xalay kufsadeen haweenay ka mid ah dadka deegaanka, oo shalay gelinkii dambe ka wateen deegaanka xarar yaale kadibna ay kufsadeen ayagoo 8 qof gaaraya.
 
Xaaladda deegaanka iyo dareenka Shacabka ayaa Shalay aad u kacsanayd, waxaana subaxnimadii hore ee Shalay weerar ku qaaday fariisin ay Xisbul-Shaydaan ay ku lahaayeen saldhigga wardhiigleey oo ku dhow isgoyska xararyaale dhalin yaro deegaanka ah, waxaana halkaas ka dhacay iska hor imaad kooban.
 
Shacab fara badan ayaa mar kale isugu soo baxay xaafaddaasi, waxaana istaagay dhamaan dhaqdhaqaaqii gaadiidka ee wadada wadnaha, ayadoo taayarro lagu gubay waddada dhexdeeda.
 
Haween fara badan oo ku dhawaaqaya Xisbul-Shaydaan ha dhacaan ayaa isugu soo baxay meelo badan oo xaafadda xararyaale ka tirsan, waxaana lagu warramayaa in goobta ay ka carareen dhamaan maleeshiyaadkii ku sugnaa.
 
Ehellada Haweenayda la kufsaday ayaa inoo xaqiijiyay in hawenayda oo da’deda lagu sheegay 48 sano la geeyay Isbitaal si loo daweeyo, ka dib markii ay jir dil xooggan u geysteen, haweeyneydu waa Hooyo leh 8 caruur ah.
 
Wixii warar ah eek u soo kordha arrintaan waan idiin soo gudbin doonnaa hadduu alle idmo.
 

 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe