Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Odayaal dhaqmeedyada Jubbooyinka oo ka horyimid Hawlo ay waayadaan ka wadeen Kooxda Khawaarijta Al-shabaab Goballada Jubbooyinka


07 03 2010
Wararka naga soo gaaraya Goballada Jubbooyinka ayaa waxay sheegayaan in ay iska horyimaadeen Odayaal-dhaqameedyada Jubbooyinka iyo Isticmaarka Kooxda Khawaarijta Al-shabab.
 
Odayaasha dhaqamada Jubbooyinka ayaa horjoogayaasha Khawaarijta Al-shabaab u sheegey in aysan ku qanacsanayn waxa ay wadaan, iyagoo ku tilmaamay hawlaha ay Khawaarjtu ka wadaan Jubbooyinka mid aan loo dul-qaadan karin.
 
Odayaasha Dhaqanka ayaa ka kacay ka dib markii Shacabkii ay dacwad ka dhan ah Al-shabaab uga timid. Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan in Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ay waayadan oo dhan ka wadeen Magaalada Kismaayo iyo dhammaan Jubbooyinka Qafaal xoog leh oo ay ku daabulayeen carruurta yar-yar oo da’doodu u dhaxayso 10jir ilaa 15jir.
 
Sida wararku ay sheegayaan waxay kaxaysteen 4toddobaad ee ugu dambeysay carruur ka badan 100laal oo iyaga oo dadkoodu ogeyn la kaxaystey.
 
Odayaasha dhaqamada ee ku nool Jubbooyinka oo shir gaar ah qaatey ayaa gebi ahaamba ka soo horjeestey hawlaha aan diinta iyo dhaqanka waafaqsanayn ee Al-shabaab ka waddo Goballada Jubbooyinka.
 
Odayaasha iyo Al-shabaab oo kulmay shalay ayaanan la isku waafiqin iyadoo lagu kala tagey shirkii ay isugu yimaadeen. Dhanka kale odayaasha ayaa bilaabay in Shacabka si toosa ula hadlaan, halkaas oo Al-shabaab shalay ay u jeedisay digniino odayaasha iyagoo u sheegey in ay laynayaan haddii aysan joojin arrinta ay wadaan.
 
Xaaladda Magaalooyinka Jubbooyinka ayaa kacsan ka dib markii la waayey carruur ka badan 100laal, oo la waayey asbuucyadii ugu dambeysay, taasoo kalliftey in ay Odayaasha dhaqanku ka kacaan arrintaas.
 
Wixii wara ee arrintaas ku soo kordha kala soco wararka yaga dambe
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Jubbooyinka, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe