Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Caasimada labaad ee sambiya Ndola oo barito lafilaayo in ay kadhacdo ixtifaalka mowlidka Nabigeena Muxamada(CSW) iyadoo silayaabbadan looga dhigay caasimada kowwaad ee dalkaasi.


06 03 2010
waxaa barito lafailayaa caasimada labaad ee dalka sambiya oo layiraah ndolla in ay ka dhacdo ixtifaalka mowlidka nabigeena muxamada (csw) iyadoo lafilaayo in ay ka soo qeygalaan kumaanan kun oo dadeynaa oo isugu jira culumaa udii aad uwaaweyn aqoon yahano dhalin yaro haweyn iyo masuuliyiin ka tirsan dowlada sambiya
 
dhanka kale Waxaa ka dhacay caasimada kowwaad lusaka Dalka Zambia kadhacay Ixtifaalkii mowlidka nabigeena muxamada (csw)iyadoo ay soo qaban qaabiyeen Culumaa u diinka Ahlusunna waljamaaca ee ku dhaqan Dalkaas.
 
abaabulka iyo Diyaar garowga ixtifaalka mowlidka nabigeena muxamada(csw) oo ay wadeen mudooyikii ugu dan beeyay tan iyo markii aya dhalatay bishaan qiimaha badan ayaa laga dareemayay mudooyinkii ugu dambeeyey ay wadeenculumaa udiinka ahlu sunna waljamaaca ayaa waxaa u suuragashay in ay qabtaan Xafladii Mowliidka ee ugu Qiimaha badneyd ee ka dhacda Dalkaas
 
Culumada yaa halkaasi waxa ay soo jeediyeen Qudbado aad iyo aad u Qiima badan oo ay la dhaceen Dadweynihii ka soo qeyb galay xafladii Mowliidka , waxaana mawaadicdii Culammadii ka hadleen waxaa ka mid ahaa :
 

1- Siiradkii Nabigeena Muhamed SWC
 
2-Qaswaadkii uu galay Rasuulku SWC
 
3-Akhlaaqdii iyo Dabeecadihii wanaagsanaa ee Xabiibka SWC
 
4-Mucjisooyinkii ka dhacay Rasuulka CSW , Risaalada ka hor iyo kadibba.
 
5-Daliilada Quraanka kariimka iyo Axaadiista Rasuulka CSW ee caddaynaya fadliga samaynta Ixtifaalka Nabiga maadaama Dadka qaar siiba kuwa aqoonta yar laga shaki geliyey xuskaan karaamada badan .
 
Culumada Ahlusunna Waljameca ee halkaa ka hadlay waxaa ka mid ahaa
 

1-Sheikh C/nuur C/qaadir Yusuf
 
2-Sheikh Max'ed C/salaan Cisman
 
3-Sheikh Cawil Max'ed yare
 
4-Sheikh Axmed Max'ed Cali (Garyare)
 
5-Sheikh C/wali Daahir Sahal
 
6-Macalim C/qaadir Abshir Aadan
 
7-Macalim Axmed Cabdi Aadan
 
8-Macalim Max'ed warsame Laaluf
 
9-Macalim Burhaan Suufi .
 
gaban gabadii ayaa ixtifaalkaasi waxa uu ku soo gaban gaboobay jawifarxadeedn iyadoo culumadii halkaas ka hadashay ay ilaah ka baryeen in sanadkaan sanadkiisa ka le uu ilaah dalkooda nabad uga dhigo waxaana ix tifaalkaasi oo abaabulay kheyr allaha ku jiseeyee dhalin yarada ahlusunna waljamaaca ee dalka sambiya .
 

W/Q xuseen xaaji faarax (CARAFAAT )
Email xuseenxaaji0@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe