Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Masjid ay Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca diinta ku bari jireen dadweynaha ku nool Magaalada Galdogob oo xalay qarax lala beegsaday


02 03 2010
Xalay ayaa waxaa qarax weyn lala beegsaday Majid weyn oo ay Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay ku bari jireen Dadweynaha iyo ardeyda ku nool Magaalada Galdogob ee Gobalka Mudug.
 
Qaraxa lala beegsadey Masjidkaas ayaa waxaa lagu xirey meel masjidka geestiisa ah, kaasoo laga hagayey meel fog, waxaana markii uu qaraxu dhacay laga maqlayey dhammaan Degmada Galdogob oo dhan, xoogga qaraxa awgiis.
 
Qaraxaas ayaa waxaa ku dhaawacmay 5qof oo rayid ah, taasoo alle mahaddi aysan Culimadii iyo Ardeydii aysan waxba ku soo gaarin, hase yeeshee Masjidka ayaa gees ka dumay, waxayna ugu tala-galeen in Masjidka iyo Culimada iyo Ardeydaba ay ku wax-yeelleeyaan.
 
Dadka Qaraxaan geystey ayaa waxaa lagu eedeeyey Khawaarijta oo deegaankaas Galdogob ku nool, iyadoo ay Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee deegaanku ay baaritaan ku hayaan dadka ka dambeeyey iyadoo ay Culimadu tillaabo cad ka qaadi doonto.
 
Waxaa Qaraxaaan cambaareeyey Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada Dhexe, iyadoo sida la xaqiijiyey ay Masaajidkaas la beegsadeen ka dib markii hamiin hore la dhameeyey Mawliidka Nabiga (SCW).
 
Wixii wara ee ka soo kordha kala soco wararka yaga dambe
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Galdogob, Mudug,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe