

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Magaalada Colombus ee Wadanka
Maraykanka ayaa waxaa lagu
qabanayaa Maalinta Sabtida ah
xaflad Weeyn oo ay kasoo Qayb
Galayaan Mashaa’iq farabadan
oo ka kala Imaanaysa Qaaradaha Aduunka.
05 03 2010
Magaalada Colombus ee wadanka
maraykanka ayaa waxaa hada ka
socda qaban qaabada xaflad weeyn
oo lagu dhigayo halkaas xafladaasi
oo qayb ka ah xuska nabigeena NNKH,
waxaana lagu wadaa in ay dhacdo
sabtida soo socota waxana ka soo
qayn galaya culuma caanka ah
aduunka kuwasoo ka kala
imaanaya qaaradaha aduunka.
Culumada ka soo qayb galaysa xafladaas
lagu dhigayo magaalada colombus
ayaa waxaa ka mid ah shiiq yuusuf
Koraye, Shiiq Maxamuud iyo Shiiq
C/qaadir Cali Madaw oo ka imaanaya
magaalada nayrobi ee wadanka Kenya
waxaaana sidoo kale goobtaas ka
sugan dadweeyne kale oo aad u farabadan.
F.G Xafladan waxaad si toos ah uga daawan kartaa websiteka
bartamaha.com
Mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|