Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


xaflad hordhac ah oo Mowliidka Nabiga NNK ha ahaatee oo lagu qabtay casimada filand


02 03 2010
Waxaa si habsami ah loogu soo gunaanaday Magaalada Caasimadda ah ee Waddanka Finland Mowliidkii Nabigeenna Muxamed NNK ha ahaatee .
 
Haddaba Xafladdaas oo aheydh mid si wanaagsan loo soo qaban qaabiyey waxaa Muxaadarooyin ka soo jeediyey Culumo Caan ka ah Dalka iyo Dibaddiisaba waxaana ka mid ahaa :-
 
1-Sheekh Maxamuud Maxamed Cali (Sheekh Guriceel) 2-Sheekh Guuleed Aadan. 3-Sheekh Finish ah oo lagu MagaacaaboSheekh Cali oo ku tarjumay Mawliidka Nabiga wanaagiisa iyo adiladiisaba afka wadankaas looga hadlo ee Finishka . 4-Sheekh Haashim Sheekh Yuusuf. Waxaa kale oo halkaas ka soo jeediyay wacdiyo iyo waanoyin badan culuma kale waxaa meeshaas ka soo qayb galay umuad aad u fara badan waxaa kaloo meeshaas mawlidkii nabiga csw nabi amaan ka qaaday culuma badan oo ay ka mid yahay shekh la yiraahdo MacalimXasan Rooble waxaana Muxaadarada culumada u qaybinayay Macalim cabdulaahi waxaa kaloo meeshaas ka soo qayb galay gabdha badan oo ahlusuna ah:- Waxaa soo abaaulay kulan kaas:-
 

1-Cabdul caziiz Muse
2-ibraahim rooble
3Axmed Daahir kaahiye
4Cabdi rizaaq nuur cali
5-Cabdul qaadir ahmed cusmaan
6-Cumar tima cade
7Cabdi gure
8Maxamed anas
9-Haji ali farah
10 Cumar abdi hakim
11 Ali dah
iyo gabdha ahlu suna waljamaaca.


 
wirrten by abaas mohamed sheikh yusf
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe