

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee
Goballada dhexe oo ugu baaqay
Hay’adaha Samafalka in ay ka
hawl-galaan Deegaannada ay maamulaan
iyo Suxufiyiinta Soomaalida ee ka
hawl gala Goballada dhexe oo lagu
amray in ay iso soo diiwaan-geliyaan
03 03 2010
Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee ka arrimiya Goballada ayaa
waxay ka codsadeen Dhammaan
hay’ada gar-gaarka Bini-aadaminimada
in ay ka hawl-galaan Goballada
ay maamulaan Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
Maamulka ayaa sheegey in ay sugayaan
amnigooda, ayna tahay haatan marka
loogu baahi badan yahay, iyadoo
ay ka jiraan Goballada dhexe
abaar baahsan, waxaa kaloo jira
dad fara-badan oo soo qaxay oo
kala yimid Koofurta Soomaaliya
iyo Bartamahaba oo ay saameeyeen
Xasuuqii Khawaarijta.
Hadalka Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee Goballada dhexe ayaa ku soo
beegmaya xilli ay ka jiraan Waddanka
Abaaro baahsan oo dad iyo xoolaba
galaaftay. Wuxuu kaloo ku soo
beegmayaa xilli ay Khawaatijtu u
diidday in ay u gar-gaaraan dadka
Soomaaliyeed ka soo barakacay
Dagaalada ay huriyaan.
Dhanka kale wuxuu maamulka ku amrey
wariye-yaasha Soomaaliyeed ee ka
hawl-gala deegaannada ay maamulaan
Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca in
ay isku soo diiwaan geliyaan muddo
3beri gudahood ah, taasoo qofkii
isku soo diiwaan-gelin waaya muddadaas
gudaheeda tillaabi sharci ah laga qaadi doono.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Goballada dhexe, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcm@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|