Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qarax aad uxoog badan oo maanta ka dhacay xaafad ka mid ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho


03 03 2010
Ka dib dagaallo aad u kharaar oo dhex mareyey baryahaan Khawaarijta Al-shabaab iyo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Shariif Shaydaan ayaa waxaa ku baaba’ay Shacabweynaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho.
 
Khawaarijta iyo Kooxda Shariif Shaydaan iyo AMISOM ayaa waxay isku adeegsadaan Hubka waaweyn ee aadka gumaada Shacabka, kuwaas oo ka caada yeeshey in ay ku tuuraan halka Shacabka Masaakiinta ah deggan yihiin.
 
Baryihii la soo dhaafey ayaa waxaa ka socday Magaalada Muqdisho Xasuuq aan loo aabba-yeelin oo lagu hayey Shacabka Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku dhinteen dad aad u fara-badan ayna ku dhaawacmeen dad aan la tirin Karin tira badnidooda awgood.
 
Magaalada Muqdisho ayaa horey waxaa uga qaxay dad aad u badan iyagoo u qaxay Goballada Dhexe ee ay Maamulaan Ahlu-sunna Wal-jamaaca, Kenya, Ethiopia, Ceelasha Biyaha, Puntland iyo Somaliland.
 
Intii ku hartey Magaalada Muqdisho ayaa waxay bilaabeen maanta in ay isaga qaxaan Magaalada Muqdisho, waxaana maanta aad looga qaxayey Xaafadda Hodan oo ka mid xaafadaha dagaalku waayadan saameeyey idagoo ilaa shalay lagu garaacayey madaafiic xoog badan oo daran-doorri ah halkaas oo lagu laayey maati badan kuwa kale oo badanna lagu dhaawacay.
 
Shacabka Dulmanaha ah ayaa waxaa sidaas u galaya dad ay dabada ka wada wadaan Ajaaniib, aanan dan iyo heello ka lahayn waddanka Soomaaliya iyo dadkiisaba.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcm@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe