

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
XAFLAD WEYN OO KU SAABSAN MOWLIDKA
RASUULKA-SCW, AYAA LAGU
QABTAY DALKA MALAYSIA.
02 03 2010
Xaflad si heer sare ah loosoo
agaasimay oo lagu weyneynayey
Dhalashadii Nabigeena Muxammad-scw,
ayaa Xalay oo Taariikhdu
ahayd 16/ Ra.Awal 1431
Hijriyah kuna beegnayd 2/3/2010
ka dhacday Malaysia gaar ahaan
Magaalada “Puchong” Xafladda
oo ay soo qaban qaabiyeen
dadweynaha Soomaaliyeed ee
dagaanka ayaa waxay ka
dhacday Masjidka weyn ee “Putra Perdana”
waxaana kasoo qeyb galay
dadweynaha Soomaaliyeed iyo
Mujtamaca Muslimiinta ee degaanka
“Putra Perdana” oo aad ugu
faraxsanaa sida ay Soomaalidu
u qadariyeen una sharfeen xuska
dhalashada Rasuulka-scw, sida
ay iyaguba habeenadii lasoo
dhaafay ixtifaalo waaweyn oo
ku saabsan isla Munaasadan ugu
qabteen inta badan dalkan malaysia.
Culamadii Soomaaliyeed ee ka
hadlay waxay aad ugu dheeraadeen
waajib-nimada, raacidda, jaceylka,
iyo weyneynta, Rasuulka-scw,
Culamadaasina waxaa kamid ahaa:
1- Prof: Xirsi Maxamad hilowle.
2- Sh. C/qaadir Sh. Maxamad Mataan-(Colow).
3- Sh. Maxamad Cawil Maxamuud.
iyadoo ay goob joog ka ahaayeen
Culamaa’udiin iyo Mas’uuliyiin
kale oo uu kamid ahaa:
(Sh. Ismaaciil Sh. Cali Samatar).
Waxaa iyaguna halkaasi ka hadlay
Culamaa’udiinka Maamulka Masjidka
oo aad ugu Hanbalyeeyey Dadweynaha
Soomaaliyeed sida Sharafta badan
oo ay usoo diyaariyeen Weneynta
Xuska Mowlidka Rasuulka-scw.
Ugu danbeyntiina waxay Xafladaasi
ku dhamaatay si aad u qurux badan.
W/D: Sh.C/qaadir Sh. Maxamad Mataan-(Colow).
shcolow@hotmail.com
Mobile: 0060-173817184

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|