

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Bannaan Baxyo aad u ballaaran
oo lagu Xusayo dhalashadii
Nabigeena CSW oo si wayn
ugadhacay Magaalada Mombasa
01 03 2010
waxaa magaalada mombasa ee
dalka kenaya kadhacay
banaan bax aad uweyn oo lagu
Xusayay dhalashada
sayid keeni muxamed CSW
banaan baxaas ayaa kasoo
qeyb kaleyn boqolaal kun oo
iskugu jirto culimo iyo arday iyo
dad weyne aad u fara badan oo
kakala yimid daafaha dunida
sida pakistaan, indiya, Tantaniya,
ukandha, kobolada, kenya, iyo
dhamaan afrika oodhan.
dhinaca somaliya waxaa
ka yimid shekh dheere, abba cali
dheere, dhinaca Nairobi C/maan
cadow imaan & Maxamed qadar
Dhinaca Mombasa waxaa ka qeyb
kaleyn cumilmo waaweyn uuka
mid yahay shiekh ash bal &
usdaad abod & usdaad hasan
obo iyo bakar shariif cumar
bakarow & culimo kale oo
halkaan lagu soo koobi karin
ardayda ka qeyb kashay waxey
kakala yimaadeen daafa dunida
sida madrasa
shamsiya, madrasa madina,
madrasa swalihina & madrasooyin
aad u rafa badan oo halkaan
lagu soo koobi karin dad weynaha
ayaa waxaa ka mid ahaay axmed
amiin maxamed & caruusdiisa
& axmed cade xusen, cali
mamaxed axmed, abuukar
maxamed axmed, dhamaan
muslimiinta ayaa wijigooda
kamuuqatay farxad aad u weyn
waxaa leysku tagay banaanka
weyn ee makadara groun oo
caawo loo balamay muxaadaroyin
waaweyn oo laga soo jeedin doono
insha allaah waan idinsoo gudbin
doonaa sawirada caawo insha
allaah dhamaan waxaan leeyahay
eid mooliid mubaarak qaas ahaan
Webside yada kala ah
shaaficiyah, mustaqiim,
Ahlusunna.org, dalka news,
warsheekh & dhamaan intii kaloo iska
xilsaartay weyneenta eida weyn
ee ixtifaalka sayidkeeni
muxamed n/n/k/ha ahaatee
sawir qaade bakar shariif
cumar (bakarow) mombasa kenya
email bakarow@live.com
tel 0711383170 ama line uk 442030023592

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|