Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Sidee looga xusay xereda kaakuma dhalashadii xabiibkeena muxamada (csw)maladhihi karaa guud ahaan dadka reer kaakuma dhamaantood wey isgu soo baxen .


01 03 2010
waxaa maalintii sabtidii lagu xusay xerada kaakuma xuskii dhalashada nabigeena muxamad (Csw) waxaana isugu soobaxay dad isugujira mashaaikh dhalin yaro haweyn caruur iyo bulshada qeybaheeda kala duwan iyadoo la orankaro guud ahaan wey wada xuseen dhalashadii nabigeena muxamed (csw) dadka ku nool xeradaas .
 
banaanbaxaan ayaa ka bilooday centerka magaalada lagu na maray guud ahaan wadooyinka kaakuma
 
dadka ayaa markii danbe iyaga oo ay hugaaminayaan culumaa udiinka ahlu sunna waljamaaca isu aruuray iskuulka mogdisho primary school iyadoo daka gudbooyin kala duduwan oo looga hadlaayay dhalashada nabiga (CSW looga soo jediyay
 
culumaa udiinkii hal kaasi kahadlay ayaa waxaa ka mid ahaa shariif maxbuub shariif cabdi . Qaadiga magaalada sheikh c/qaadir khamiis sabtow.
 
sheikh abuu bakar cumar rufaci oo isgu ku qud beeyey luuqada sawaaxiliga .iyo culumaaudiin kale oo aan hallkaan lagu soo kobi karin
 
guanaanadkii banaan baxaasi ayaa dadka iyaga oo qasaaidii nabigeena muxamed(csw) lagu amaanayay qaadaaya ayey u dareereen masaajidka weyn ee alxarameyn halkaas oo ducooyin farabadan dadkii kasoo qeygalay ixtifaalka mowlidka nabiga loogu duceeyay ilaahna looga baryay il ilaah dhibaatada ka qado .


 
Xuseen Xaaji Faarax (Carafaat)
Email xuseenxaaji0@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe