

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Sidee Waddanka Pakistan
Looga weyneyey Mawliidka Nabiga
28 02 2010
Waddanka Pakistan wuxuu ka
mid yahay waddamada Muslimiinta
ah ee aadka looga xusey Mawliidka
Nabigeenna Muxammed (SCW). Dawladda
Waddanka Pakistan ayaa iclaamisey
laba beri ka hor in ay fasax
yihiin dhammaan xafiisa-yada
dawladda, Goobaha Wax-barashada
iyo gobaaha Ganacsigaba.
Ilaa iyo shalay, darraad iyo
Maanta waxaa waddanka ka jirey
isu-soo baxyo waa weyn oo ay
dhigayeen Shacab Weynaha ku
nool Wadddankaan Pakistan,
waxaana magaalooyinka kala
duwan ee waddankaan lagu
arkayey Shacabka oo jidadka
rac-rac u socda iyo gaadiid
fara badan oo waddooyinka
dhex marayey oo Makarafoonno
waa weyn ku xirnaayeen,
waxayna dad weynuhu ku
dhawaaqayeen erayo wanaagsan
oo ay Maalinta farxaddaan
ah ay u qaadayeen, iyo weliba
anaashiid ay nabiga ku
ammaanayeenna ay qaadayeen.
Dawladda Pakistan ayaa dhammaan
Shacabka reer Pakistan iyo
Muslimiinta Caalamkaba ugu
hambalyeysey maalintaan
qiimiga leh ee ku aaddan
dhalashada Nabigeenna
Suubban (SCW), waxayna Alle
uga baryeen in maalintaan
teeda kale uu Muslimiinta
Caalamka Khayr iyo barako ku gaarsiiyo.
Isku soo wada duuboo waddanka
Pakistan ayaa kala qayb-qaadanayey
muujinta maalintaan waddamada
kale ee Muslimka ah iyo
Bulsha weynta caalamka meel kasta oo ay joogaan.
Qaddarinta, soo dhaweynta iyo u
dabaal-dagga maalintaan ayaa
gebi ahaanba laga xusey
dhammaan dunida Muslimka
oo dhan, iyadoo Musliimta
Caalamka oo dhan ay u
arkaaan maalin in la
qiimeeyo oo loo dabbaal-dago mudan.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Karachi, Pakistan
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|