Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Xoogaga Ahlusunnah oo gabi anaanba la warareegtay gacan ku haynta magaalada balwayne


10 01 2010
Xoogagga Ahlu Sunna Waljamaaca ee Gobolka Hiiraan oo gacan ka helaya dadka deegaanka ayaa gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
 
Dagaalka bilowgiisa ayey Ciidamada Ahlu Sunna wal jamaaca markii horeba soo jiireen Difaacyada Xisbiga xasan daahir ee bilahan danbe dulmiga ku haystey magaalada Baladweyne.
 
Dagaal qaraar kadib , ayaa dib loo soo baacsaday khawaarijta Xisbul awes , waxaana la isla soo galay Gudaha magaalada oo dagaalku saacado ka socday.
 
Khawaarijta Xisbul Shaydaan oo gabaad ka dhiganeysey Xaafadaha Shacabka ayeysan u suura galin in ay dagaalka ka sii wadaan Gudaha Baladweyne maadaama Shacabka Baladweyne ay dhankooda dagaalka ka galeen oo ay gacan siinayeen xogagga Ahlu Sunna wal jamaaca , taasoo soo dedejisey jabka khawaarijta la baxday Xisbul Shaydaan.
 
Dhinaca Galbeed ee ka baxsan Magaalada ayaa laga maqlayaa rasaas goos goos ah ; waana halka ay ku Carareen firxadka khawaarijtu ; waxaana halkaas ku baxay ciidamma hor leh oo la filayo in ay ka keenaan jawaab deg deg ah.
 
Dadka reer hiiraan ayaa aad uga dhur sugaya si weynna u dalbaday in kooxaha khawaarijta laga sifeeyo guud ahaan gobolka hiiraan , taasoo la filayo Ilaahay idankii in lagu guulaysto waqtiga ugu dhowaanshaha badan.


 
Ahlu sunna media kala soco warar , xogo iyo barnaamijya muhiim ah.
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe