Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A ahlusunna

albaabuldiin

nasrudiin

nuuruliimaan

shaaficiyah

shariica

warsheekh

Allpuntland

aminarts

bbcs omali

C

calanka

D

dayniile

G

galgaduudpost

gedonet.com/

gedoweb

gargaarka

H

hiiraan

hornafrik

j

jowhar

m

mustaqiim

N

nuuruliimaan

S

shariica

shaaficiyah

W

warsheekh

waagacusub

wadanka


fallaaru Gilgilasho kaagama hartoh.waa maqaal aad uxiiso badan




khawaariijta casriga ah ee alshabaab iyo xisbul islaam ayaa qaaday koobkii beenta aduunka kadib markii ay sixun ugu jabeen dagaalkii jimcihii kadhacay deegaanka wabxo ee dagmada ceelbuur. oo udhexeeyay khawarijta iyo xoogaga ahlusuna waljamaacah ayna awoodi waayeen inaysii wadaan dagaalkii aykudoonayeen inay ilaa gurceel kutagaan oo ay dhagixii wabxo dani dhaafinwayday halkaas oo ay kuwaayeen 162 kamid ah dagaalyahanadoodii ay kudhaaranjireen iyo 11 sarkaal oo ah horjoogayaashoodii dhamaantood goobtii dagaalka ladhigay oo ay seefta ahlusunna waljamaca qaaday. sidookale 125 askari oo dhaawac ah oo askartoodii calooshooda ushaqaystayaashaahaana ladhigay isbitaalada ceelbuur ayay faafiyeen dacaayad iyo beentii aduunka.
 
Qurans kadib markii waxaas oo dhib ihi soo gaareen khawaariijta isbahaytay ayay waxay dheheen waxaa magaalada ceelbuurka kadhacay kulan balaaran oo ay isugu imaadeen saraakiisha alshabaab iyo xisbul islaam iyo culumada ahlusunna waljameecah kulankaas oo looga hadlay baydheheen xaaladda dagaanka iyo waliba dagaalada kasoconaya deegaanka oo udhexeeya ahlusuna iyo alshabaab iyo xisbul islaam kulankaas oo dhacaybaydheheen maalintii sabtida ee kadambaysay maalinta uu dagaalku dhacay ayaa waxaa kahadlay bay dheheen qaarka kamid ah culumada ahlusunnah waljameecah oo uu kamid yahay wiil uu dhalay sheekh maxamad faarax oo ah sheekh siwayn looga yaqaano deegaankaas iyo deegaannada kuxeeran.
 
haddaba markaad si'dhab ah ufiiriso beenta iyo borobagaandada kooxahaan isbahaystay waxaa kuu soo baxaysa inay qaadeen koobkii beenta aduunka maxaayeelay waxaan wada ogsoonnahay marka hore shiikha hogaamiya ciidamada ahlusuna inuu yahay shiikh cumar shiikh maxamed faarax oo ah wiil uu dhalay sheekh maxamed faarax alaha unaxariistee waxaan kaloo ogsoonnahay dhamaan xerta sheekhu inay qaybta ugu wayn kayihiin olo olaha luguladagaalamayo khawaariijta casrigaa ayna dhamaan isugu tageen jiidda hore ee dagaalka. maxaayeelay wax wada hadal ah oo dhexmarikara ahlu-xaq iyo ahlu-baadil majiraan sidaas darteedna wax shir ah oo habayaraatee dhexmarau ahlusuna-wajamaca iyo khawaariijta casriga ah, maxaayeelay waalasoo dhaafay waqtigii wadahadalka. waxaana lugu jiraa waqtigii kalabaxa waxa kaliya oona kala saari karaana waa xabad iyo dagaal lugu kala baxo. sidaas darteed waxaa lagadareemayaa beentaan mutuxan ee khawaariijta isbahaysatay arimo farabadan oo ay kamidyihiin.
 
1;inay jabeen oo ay sixun uguhoobteen dagaalkii jimcaha
2;inay la'yihiin ciidan Iyo awood aykusiiwadaan dagaalka culumada aykulajiraan
3;inay reer ceelbuur taageero uga raadinayaan iyo calool dabac ayadoo reer ceelbuur ay kooxahaan horay ugu dheheen naga baxa oo nooga guura deegaankeenna dagaal maaro umahaynee
4;inay raadinayaan waji ay hishiis kula galaan culumada ahlusuna oo ay dhahaan dagaalka nagadaaya oo aan wadanka wada daganaano taas oo ayaga horay looga waayay.
 
marka waxaad dareemi kartaa sida ay ujilceen iyo meesha xaalku kamarayo iyo gurmad la,aanta iyo garabla,aanta haysata kooxahaan khawaariijta ah intaas waxaa udheer anaguna waxaan ugu bishaaraynaynaa khawaariijta casrigaah iskadaa wada hadal aan layeelanee godkay galaanba inaan uga daba tagayno oo aan dagaalka kuwadayno ilaa aan kasoo afjarno oo hal khawaarij ah wadanka laga waayo oo layiraahdo waabaa waxaa jirijiray niman layiraahdo alshabaab iyo xisbul islaam waxaana uballan qaadaynaa ummadda soomaaliyeed inaan kadulqaadidoono wahaabiyada isbahaysatay meelkasta oo ay joogaanba ilaa raas casayr iyo raas kambooni inaan kanadiifindoono ayaan ugu bishaaraynaynaa ummadda soomaaliyeed ee colaaduhu daashadeen iyo xadgudubka khawaariijtu.hadii ala yiraah.
 
khawaariijtana waxaan leennahay hadaan nahay ahlusuna waljamaacah waan idiin hishiinay oo idiin midoownay inaan wadajir idiinla dagaalano ilaa aan wadanka idinka sifayno sidaad idinkuba noogu hishiiseen marka adkaysta oo iska daaya calaacalka iyo nafjeclaysiga idikaa nasoodoontaye maxaayeelay soomaalidaa waxay ku maahmaahdaa ama afeef hore yeelo ama adkaysin dambe marka idikaa afeef hore diidaye adkaysin dambe yeesha khawaariijeey
 
illeen fallaari gilgilasho kaagama hartee





Qurans


by socdaal xaashi
carab23@hotmail.com

Xafiiska Wararka ee mustaqiim.com

mustaqiimcom@hotmail.com

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe