Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A ahlusunna

albaabuldiin

nasrudiin

nuuruliimaan

shaaficiyah

shariica

warsheekh

Allpuntland

aminarts

bbcs omali

C

calanka

D

dayniile

G

galgaduudpost

gedonet.com/

gedoweb

gargaarka

H

hiiraan

hornafrik

j

jowhar

m

mustaqiim

N

nuuruliimaan

S

shariica

shaaficiyah

W

warsheekh

waagacusub

wadanka


AHLU-SUNNA IYO MUSTAQBALKA DHOW , ARAGTIDA DADWEYNAHA.
  by wariye axmed khadar




Markii aad eegtid qaabka ay wax umaamulayaan culumada ahlusunna , habka ciidan oo muda gaaban ay ku hanteen magaalooyin waaweyn oo gobolada dhexe ee soomaaliya soo dhaweynta shacabka kaimanaysa iyo u riyaaqidda hab dhaqanka ciidan ayaa waxa ay dadka arimaha soomaliya aadka wax uga qora ay cabirayaan in ay soomaaliya markan haysato fursadii ugu wanaagsaneed marka laga hadlayo dabaylahan sida tartiib tartiibta ah miyi iyo magaalo ka dilaacaya .
 
Dad farabadan oo soomali iyo ajaanib leh ayaa markaan waxa ay aad u danaynayaan in ay xog dhab ah ka helaan ahlu-sunna wal-jamaacah iyo waxa ay yihiinba madaama ay cudud milatari ay lasoobaxeen oo shacabkuna garab socdo , ayagoo lagu timaamay ciidamada kaliya ee jilibka ulaabay al-shabaab iyo xisbul islaam .
 
Qurans hadaba su'aalaha maskaxda dadka ka guuxaya ayaan hor dhigay shiikh abuu yuusuf al-qaadi oo kamid ah masuuliyiinta ahlu-sunna waxa uuna yiri " Ahlu-sunna wal-jamaacah walaal waa dadka soomaaliya ka ilaalinjiray hadana ka ilaaliya in diinta la waxyeeleeyo ayadoo magaca diinta la adeegsanayo (HADMU DIIN BI'ISMU DIIN) waxayna leeyihiin taariikh fog, kaalin buuxdana waxay kuleeyihiin fidinta diinka islaamka min laas kambooni ilaa laas caseer , iyo waliba caalamu islaami oo dhan , qorigoodana waxa uu ku jeedaa isbahasiyadaasi sheydaanka ah , oo Diin,dad iyo dalba rabin,mabda'yagu waa sidaas, insha alahu mustaqbalka dhowna waan ka sifaynaynaa somaliya anagoo kaashanayna Eebbe SWC iyo shacbka , anaguna qola gaar ah manihin oo caqiidadeenna wanaagsan ayaan daafaceenna,waxa culumada , macaliminta , ardayda ku qasabtay in ay qorigooda qaataan waa markii ay u adkeysan waayeen sida diinka looga beensheegayo oo dadkii waxgalka ahaa ee soomaaliya loo ugaarsanayo ayadoo masaajidda lagu dilayo ayagoo sujuudsan , cid walba oo isku daydana in ay wax yeeleyso diinka waxaan siinaynaa cashar lama ilaawaan ah sida haatanba aan u galnay qolyahaan magacyada badan ALXAMDULILAAH ".
 
Qurans Ugu danbayntii , Culumada ahlu-sunna wal-jamaacah oo mowlacyo waaweyn ku leh guda dalka somaaliya kuwaas oo abaabullo xoogan kujira waxaa suura gal u noqon karta sida ay qabaan aqonyahanno badan in ay dagaalkooda ku guuleysankaraan , oo sidaasi saaxada dalka looga saaro al-shabaab , balse taasi waxaa hirgalinkara shacabka soomalida ah oo hiil iyo hooba lagarab istaaga culumada sida aan iminkaba ku soo arkay gobollada dhexe.
 



Qurans


Xafiiska Wararka ee mustaqiim.com

mustaqiimcom@hotmail.com

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe