

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
gedonet.com/
gedoweb
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
Muuqaalada xoogaga ahlusunna waljamaca oo ku difacaya diinta islamka af iyo adinba.
Xoogaga Ahulusuna waljamaaca oo si xoriyad iyo niyad sami ku jirto u sugaya amaanka magaalada shuuso mareeb kadib markii ay ka xorooyeen khwaraajita casriga ee Al-shabaabb oo in mudo ah afduub ku haystay shcabka soomaaliyeed ee kunool goboladha dhexe.
Culumada ahlusna oo kaashanaya shacabka soomaliyeed ayaa wax yar ku wiiqay awooddii la buubbuushay ee al-shabaab kadib markay u dulqaadan waayaaen gardrada cadaanka ah iyo cadaalada darada lagu hayo ayaga iyo shacabkoodaba.
Waxaana mahad oodhan usugnaatay alaah (S.W) ee u sahlay culumada ahlusna wajamaca inay nabad iyo kaladabayn kusoo dabaalaan dhamaan G/dhexe

Muqaalkaan waa xoogaga ahulssuna waljamaaca oo kusugan Halka lagasoogalo magaalada dhuusamareeb si ay u sugaan amaanka kuna qalabaysan hubka nooyadiisa kala duwan

muqaalka na waa qaar qamida dagaalyahanda ahlusuna eeku sugan dhuuso mareeb

Muqaalkaan waa xoogaga ahulssuna waljamaaca oo kusugan Halka lagasoogalo magaalada dhuusamareeb si ay u sugaan amaanka kuna qalabaysan hubka nooyadiisa kala duwan

Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe

muqaal kaana waa qaar kamida dagaalyahanda ahlusuna eeku sugan dhuusamareeb

sheekh kamida Xoogaga Ahulusuna waljamaaca oo salaad kujira asagoo garaaran siliska Dabajeexa

Xoogaga Ahulusuna waljamaaca oo raacanaya tafsiirka quranka karimka islamarkaana rixlahoodu yahay dabajeex

Xafiiska Wararka ee mustaqiim.com
mustaqiimcom@hotmail.com
|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|